Heshiiska UAE, Itoobiya & Turkiga ma saameyn doonaa doorashada Madaxweynaha Somalia?

Ra’iisulwasaaraha Itoobbiya Abiy Axmed ayaa August 18, 2021 booqasho ku tegay magaalada Ankara xilli dalkiisa ay colaad sokeeye ka taagan tahay (gobolka Tigray), xadka kala dhexeeya Sudan ay xiisad ka aloolsan tahay, murunkii biyoxireenka Niilna uu isku rogay xulufo uruursi. Heshiis Iskaashi Militeri oo ay Itoobbiya la gashay Turkiya ayaa laga yaabaa inuu wax ka … Continue reading Heshiiska UAE, Itoobiya & Turkiga ma saameyn doonaa doorashada Madaxweynaha Somalia?